Skip to main content
U.S. flag
An official website of the United States government    Here's how you know
Español
Multilingual Resources
Official Government Website

Official websites use .gov
A .gov website belongs to an official government organization in the United States.

Secure Website

Secure .gov websites use HTTPS
A lock ( A locked padlock ) or https:// means you've safely connected to the .gov website. Share sensitive information only on official, secure websites.

U.S. Department of Homeland Security Seal, U.S. Citizenship and Immigration Services
 
Sign In  
Access USCIS online services.
  • Sign In
  • Create Account
Sign In
Create Account
  • Topics

    • Family

      • Family of Green Card Holders (Permanent Residents)
      • Family of Refugees and Asylees
      • Family of U.S. Citizens
    • Adoption

      • Before You Start
      • Immigration through Adoption
    • Military

      • Citizenship for Military Family Members
      • Naturalization Through Military Service
    • Humanitarian

      • Humanitarian Parole
      • Refugees and Asylum
      • Temporary Protected Status
    • Visit the U.S.

      • Change My Nonimmigrant Status
      • Extend Your Stay
    • Working in the United States

      • Permanent Workers
      • Temporary (Nonimmigrant) Workers
    • Avoid Scams

      • Common Scams
      • Find Legal Services
      • Report Immigration Scams
    • Careers at USCIS

      • Career Opportunities
      • Special Hiring Programs
  • Forms

    • Most Accessed Forms

      • I-485, Application to Register Permanent Residence or Adjust Status
      • I-765, Application for Employment Authorization
      • I-90, Application to Replace Permanent Resident Card (Green Card)
      • N-400, Application for Naturalization
    • All Forms

    • File Online

    • Family Based Forms

      • I-129F, Petition for Alien Fiancé(e)
      • I-130, Petition for Alien Relative
      • I-360, Petition for Amerasian, Widow(er), or Special Immigrant
      • I-600, Petition to Classify Orphan as an Immediate Relative
      • I-751, Petition to Remove Conditions on Residence
    • Employment Based Forms

      • I-9, Employment Eligibility Verification
      • I-129, Petition for a Nonimmigrant Worker
      • I-140, Immigrant Petition for Alien Workers
      • I-526, Immigrant Petition by Standalone Investor
      • I-539, Application to Extend/Change Nonimmigrant Status
    • Humanitarian Based Forms

      • I-134A, Online Request to be a Supporter and Declaration of Financial Support
      • I-589, Application for Asylum and for Withholding of Removal
      • I-730, Refugee/Asylee Relative Petition
      • I-821, Application for Temporary Protected Status
  • Newsroom

    • All News

      • Alerts
      • Fact Sheets
      • News Releases
    • Media Contacts

    • Multimedia Gallery

    • Social Media Directory

    • Speeches, Statements, Testimony

  • Citizenship

    • Learners

      • Apply for Citizenship
      • Learn About Citizenship
      • Naturalization Test and Study Resources
    • Educators

      • Educational Products for Educators
      • Resources for Educational Programs
      • Teacher Training Sessions
    • Organizations

      • Outreach Tools
      • Civic Integration
      • Interagency Strategy for Promoting Naturalization
      • Naturalization-Related Data and Statistics
    • Grants

      • Learn About the Citizenship and Integration Grant Program
      • Success Stories from Grant Recipients
  • Green Card

    • Green Card Processes and Procedures

      • Adjustment of Status
      • After We Grant Your Green Card
      • Employment Authorization Document
      • Visa Availability and Priority Dates
    • Green Card Eligibility Categories

    • How to Apply for a Green Card

    • Replace Your Green Card

    • While Your Green Card Application Is Pending with USCIS

  • Laws

    • Legislation

      • Immigration and Nationality Act
    • Class Action, Settlement Notices and Agreements

    • Unlawful Presence and Inadmissibility

    • Policy Manual

    • Regulations

    • Administrative Appeals

  • Tools

    • Self-Help Tools

      • Check Case Processing Times
      • Case Status Online
      • Change of Address
      • E-Request
      • Password Resets and Technical Support
    • Website Resources

      • Archive
      • A-Z Index
      • Website Policies
    • Additional Resources

      • Explore my Options
      • Immigration and Citizenship Data
      • Multilingual Resource Center
      • USCIS Tools and Resources
  • Contact us
  • Multilingual Resources
Main navigation
Skip to main content
  • Humanitarian
    • Abused Spouses, Children and Parents
      • Questions and Answers
    • Processes for Cubans, Haitians, Nicaraguans, and Venezuelans
      • Frequently Asked Questions About the Processes for Cubans, Haitians, Nicaraguans, and Venezuelans
    • Consideration of Deferred Action for Childhood Arrivals (DACA)
      • DACA Litigation Information and Frequently Asked Questions
      • Filing Tips for Deferred Action for Childhood Arrivals
      • Frequently Asked Questions
    • Deferred Enforced Departure
      • DED Covered Country - Liberia
      • DED Covered Country – Certain Hong Kong Residents
      • DED Covered Country – Venezuela
    • Information for Afghan Nationals
      • Re-Parole Process for Certain Afghans
        • A Quick Guide to Support The Afghan Workforce
        • Afghan Re-Parole FAQs
    • Uniting for Ukraine
      • Frequently Asked Questions About Uniting for Ukraine
    • Employment Resources for Parolees in the United States
    • Humanitarian Parole
      • Information for Afghan Nationals on Requests to USCIS for Humanitarian Parole
        • Frequently Asked Questions About Urgent Humanitarian and Significant Public Benefit Parole for Afghans
      • Parole Processing
      • Family Reunification Parole Processes
        • Frequently Asked Questions About the Family Reunification Parole Processes
      • Haitian Family Reunification
      • Filipino World War II Veterans Parole Program
      • Cuban Medical Professional Parole (CMPP) Program
      • Cuban Family Reunification
    • Refugees and Asylum
      • Refugees
        • Refugee Eligibility Determination
        • Refugee Adjudications: Policy and Procedures
        • Refugee Processing and Security Screening
      • Asylum
        • Affirmative Asylum Frequently Asked Questions
        • Affirmative Asylum Interview Scheduling
        • Asylum Merits Interview with USCIS: Processing After a Positive Credible Fear Determination
        • Establishing Good Cause or Exceptional Circumstances for Rescheduling Affirmative Asylum Interviews
        • The 180-Day Asylum EAD Clock Notice
        • FACT SHEET: Implementation of the Credible Fear and Asylum Processing Interim Final Rule
        • Types of Affirmative Asylum Decisions
        • The Affirmative Asylum Process
        • Preparing for Your Affirmative Asylum Interview
        • Obtaining Asylum in the United States
    • Statelessness
    • Temporary Protected Status
      • Afghanistan
      • Burma (Myanmar)
      • Cameroon
      • El Salvador
      • Ethiopia
      • Haiti
      • Honduras
      • Nepal
      • Nicaragua
      • Syria
      • Somalia
      • Sudan
      • South Sudan
      • Ukraine
      • Venezuela
      • Yemen
    • Victims of Human Trafficking and Other Crimes
      • Victims of Criminal Activity: U Nonimmigrant Status
      • Victims of Human Trafficking: T Nonimmigrant Status
      • Resources for Victims of Human Trafficking and Other Crimes
    • Female Genital Mutilation or Cutting (FGM/C)
    • Forced Marriage
Breadcrumb
  1. Home
  2. Humanitarian
  3. Temporary Protected Status
  4. Xaalada Si kumeel gaadhka ah in loo ilaaliya ee loogu talagalay Wadanka: Somaliya

Xaalada Si kumeel gaadhka ah in loo ilaaliya ee loogu talagalay Wadanka: Somaliya

TPS Oo la kordhiyay ilaa: 17 Maarso, 2023
Wakhtiga dib u diwaangalinta Dadka Kuwaasoo Horay u haystay TPS: 60-ka
Mudada Diwaangalinta Dadka Kuwaa soo Codsaday TPS markii ugu horaysay: 22 Julaay,2021-17 Maarso, 2023
Dokhumantiga Ogolaanshaha Shaqaalaysiinta (EAD) ee sida Tooska ah loo kordhiyay ilaa: 16 Maarso, 2022
Si socoshada Taariikhda Deganaanshaha Maraykanka Illaa: 19 Julaay, 2021
Sii socoshada Joogitaanka Jidheed ee Maraykanka Illaa: 18 Sebt, 2021
Taariikhda loo Asteeyay Bilawga: 16 Sebt, 1991
Taariikhda hada ee loo Asteeyay TPS: 18 Sebt, 2021
Xigashada Ogaysiiska Diwaanka Fadaraalka: 2021-15595
Goorma ayaad Gudbinayso Faylka TPS

Si aad u hagaajiso TPS, waa inaad dib-isu-diiwaangelisaa muddada 60-ka maalmood ah ee dib-u-diiwaangelinta oo soconaysa laga bilaabo 22 Julaay, 2021 illaa 17 Maarso, 2023. Waxaan kugu dhiiri galinaynaa inaad sida ugu dhakhsaha badan isku diiwaan geliso muddada 60 maalmood ah ee dib-u-diiwaangelinta.

Haddii aad xareynaysid codsiga hore ee ku saabsan TPS sida ku cad dib u qaabaynta Soomaaliya, laga bilaabo 18 Sebt, 2021, waa inaad isu-diiwaangelisaa inta lagu jiro muddada dib-u-diiwaangelinta ee soconaysa laga bilaabo 22 Julaay, 2021 illaa 17 Maarso, 2023. Waxaan kugu dhiirigelinaynaa inaad sida ugu dhakhsaha badan isku diiwaangeliso muddada is-diiwaangelintu socoto.

Booqo websaytka TPS si aad u hesho macluumaad ku saabsan is-diwaangelintu.

Halkee ayaad ku Gudbinaysa Faylka

Haddii aad ku gudbinaysa beddelka EAD ee TPS ee horey loo siiyay, is-diiwaangelinta, ama dib-u-diiwaangelinta, u soo dir xidhmadaada TPS adareeska ku habboon ee jadwalka hoose:

Haddii aad jeceshahay inaad kusoo dirto codsigaaga: Marka, ku dir codsigaaga boostada:
Adeega Boostada Maraykanka Adeegyada Socdaalka iyo Dhalashooyinka Maraykanka
Attn: TPS Somalia
P.O. Box 6943
Chicago, IL 60680-6943
FedEx, UPS, ama DHL Adeegyada Socdaalka iyo Dhalashooyinka Maraykanka
Attn: TPS Somalia (Box 6943)
131 S. Dearborn St., 3rd Floor
Chicago, IL 60603-5517
Kordhinta Otomaatiga ah ee Dhokumantiga Ogolaanshaha Shaqaalaysiinta (EAD)

USCIS waxay si otomaatig ah u kordhisay ansaxnimada Dhukumintiyada Ogolaanshaha Shaqaalaysiinta (EADs) ee lagu soo saaray astaynta TPS ee Soomaaliya iyada oo taariikhda dhicitaanka asalka ah ee 17 Sebt, 2021, ee 180 maalmood, illaa 16 Maarso, 2022.

Si aad u caddeyso inaad awood u leedahay inaad ku sii wadato inaad si sharci ah u shaqeyso, waxaad tusi kartaa TPS la xidhiidho EAD oo la socota 17 Sebt, 2021, oo ay ku eg tahay taariikhda dhicitaanka shaqaalaysiiyahaagu. Hay'adaha dowladda ayaa sidoo kale laga yaabaa inay aqbalaan dhukumintigan haddii ay u baahan yihiin inay hubiyaan xaaladdaada socdaal.

Shaqaalaysiiyaasha iyo hay'adaha dawladda ayaa isku hallayn kara ogeysiiska Diwaanka Fadaraalka cadayn ahaan sii waditaanka saxsanaanta EAD-gaaga. Booqo I-9 Xarunta Xaalada Si kumeel gaadhka ah in loo ilaaliyo iyo Bixitaanka Qasabka ah ee dib loo dhigay websaaytka wixii macluumaad dheeraad ah.

Haddii aan ansixinno codsigaaga dib-u-diiwaangelinta TPS oo aad bixisay lacagta EAD cusub (ama haddii aan oggolaannay dalabkaaga ka-dhaafitaanka lacagta), waxaan kuu soo saari doonnaa EAD cusub oo dhacaya bisha 17 Maarso, 2023.

Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan shuruudaha u-qalmitaanka TPS, waxa la xareeyo, iyo tilmaamaha tallaabo-tallaabo ah ee ku saabsan soo gudbinta dib-u-diiwaangelinta ama xidhmada hore ee dalabka TPS, tag websaaytka TPS.

Dooroshooyinka kale ee Socdaalka

Waxaad u-qalmi kartaa xulashooyinka kale ee socdaalka ee ku qoran Baadhista Dooroshoyinkayga boga.

Si aad u codsato sharci deganaansho rasmi ah (Kaadhka Cagaaran), waa inaad ku u-qalmi karta mid ka mid ah qaybaha ku qoran liiska Qaybaha u-qalmida Kaadhka Cagaaran boga. Mar alla markii aad hesho qaybta ku habboon xaaladdaada, guji xiriiriyaha lagu siiyay si aad u hesho macluumaad ku saabsan shuruudaha u-qalmida, sida loo codsado, iyo haddii xubnaha qoyskaaga ay sidoo kale adiga kula codsan karaan.

Su'aalaha guud ee ku saabsan habka xaqiijinta u-qalmida shaqada, booqo I-9 Xarunta iyo websaaytka TPS; naga soo wac USCIS lambarka 888-464-4218 (TTY: 877-875-6028); ama iimaylka USCIS at i-9central@uscis.dhs.gov. Waxaan aqbalnaa wicitaanada iyo emayllada af Ingiriisiga ah iyo luqado kale oo badan.

Wixii su'aalo ah ee ku saabsan iska ilaalinta midabtakoorka inta lagu gudajiro nidaamka xaqiijinta ku u-qalmida shaqada, waxaad sidoo kale wici kartaa Waaxda Caddaaladda ee Muhaajiriinta iyo Xuquuqda Shaqaalaha (IER) Khadka Loo-shaqeeyaha (oo bixiya turjumaad luqado badan) 800-255-8155 (TTY: 800- 237-2515), ama iimaylka IER at osccrt@usdoj.gov.

Ogow Markaad doonayso Magangalyo: In laguu oggolaado oo laguu ilaaliyo TPS illaa muddo macquul ah ka hor inta aan la xareynin codsiga magangelyada waxaa loo tixgeliyaa xaalad aan caadi aheyn ujeeddooyinka muddada kama dambeysta ah ee xareynta hal sano ah. Si kale haddii loo dhigo, haysashada TPS "waxay joojisaa saacadda" shuruudaha looga baahan yahay in lagu dalbado magangelyo hal sano gudahood laga bilaabo imaatinka Mareykanka, haddii saacadda halka sano ah aysan horay u dhicin. Eeg 8 CFR 208.4(a)(5)(iv).

Iska Ilaali Been abuurka

Fadlan iska ilaali qaar shaqaale aan loo ogolaan waxay isku dayi karaan inay kaa faa'iideystaan ​​iyagoo sheeganaya inay xareyn karaan foomamka TPS. Isla shakhsiyaadkaani waxay ku weydiin karaan inaad lacag siiso iyaga si ay u helaan foomamkan oo kale; hase yeeshe, dhammaan foomamka USCIS waa u bilaash in laga soo dejiyo websaytka USCIS ee uscis.gov/form. Waxaan rabnaa inaan hubinno in dhammaan codsadayaasha TPS ee suurtogalka ah ay yaqaanaan sida loo helo mid sharci ah, talo sharci iyo caawimo sax ah. Liiska wakiillada la aqoonsan yahay ayaa laga heli karaa websaytka USCIS Raadi Adeegyo Sharci boga.

Ma dooneyno inaad dhibbane u noqoto been abuurka socdaalka. Haddii aad u baahan tahay talo sharci ah oo ku saabsan arrimaha socdaalka, hubi in qofka ku caawinaya loo ogol yahay inuu ku siiyo talo sharci. Kaliya xeer ilaaliyaha ama wakiil la ogolyahay oo ka shaqeeya Waaxda Cadaalada (DOJ) oo ay aqoonsantahay ururku ayaa ku siin kara talo sharci. Booqo Ka hortag Been abuurka boga macluumaadka iyo khayraadka.

Last Reviewed/Updated:
09/24/2021
Was this page helpful?
0 / 2000
To protect your privacy, please do not include any personal information in your feedback. Review our Privacy Policy.
Return to top
  • Topics
  • Forms
  • Newsroom
  • Citizenship
  • Green Card
  • Laws
  • Tools
U.S. Department of Homeland Security Seal, U.S. Citizenship and Immigration Services
Facebook
Twitter
YouTube
Instagram
LinkedIn
Email
Contact USCIS
U.S. Department of Homeland Security Seal
Agency description

USCIS.gov

An official website of the U.S. Department of Homeland Security

Important links
  • About USCIS
  • Accessibility
  • Budget and Performance
  • DHS Components
  • Freedom of Information Act
  • No FEAR Act Data
  • Privacy and Legal Disclaimers
  • Site Map
  • Office of the Inspector General
  • The White House
  • USA.gov
Looking for U.S. government information and services?
Visit USA.gov